Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo Si Adag Uga Hadley Arinta Kornayl Caare iyo Xaalada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo Si Adag Uga Hadley Arinta Kornayl Caare iyo Xaalada Somaliland
September 4, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo ayaa waxaa uu si adag uga hadley arimo ay ka mid yahiin, jabhada Taliye Caare, Doorashooyinka soo socda, isbedelka Itoobiya iyo xaalada ay Somaliland mareyso.

Ugu horeyn Gudoomiye Ciro ayaa si gaar ah u dul istaagay arinta Taliye Caare, waxaana uu cadeeyey in arintaas wax ka qabashadeeda ay masuulyada koowaad ka saran tahay xukuumada iyo Taliska ciidanka, ka xisbi ahaana ay diyaar ay yahiin balse ay haboon ay tahay in tabashadiisa wax laga qabto.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS