|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Somaliland oo Shaaciyay In Ay Joojinayaan Wada Shaqayntii Golaha Wakiilada
September 1, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Indho Indho oo ka mid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland isla markaana maanta hadal ka jeediyey fadhigii saaka ee golahaasi ayaa waxaa uu xildhibaanada golahooda iyo shirgoonka-ba ugu baaqay in ay joojiyeen wada shaqeyntii ay la lahayeen golaha wakiilada. Xildhibaanka ayaa taas sabab uga dhigay ka dib markii golaha wakiiladu ansixiyey xeer ay golaha guurtidu soo celiso xeerkaas oo ah xeerka Kufsiga , isla markaana uu sheegay in wax ka bedelkoodii ay diideen golaha wakiiladu.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/axWe7-AiGfA
Related posts:Musharaxnimada Xusbiga Kumiye Waxay U Taalaa Golaha Dhexe Ee Xusbiga Kulmiye , Hana-Laga Daayo Hagar... Ciidamadda Badda Ee Talyaaniga Oo Soo Badbaadiyay 235 Mujaajiriin Oo Ay Ku Jiraan Tahriibayaal Sooma... Xeerka Tamarta Somaliland Xeer No;18/2018 Iyo Habraaca Uu Dhigayo In Loo Soo Magacaabo Komishanka Ta... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|