Dhismaha Wadooyin Cusub oo Laga Dhagax Dhigay Gobolka Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhismaha Wadooyin Cusub oo Laga Dhagax Dhigay Gobolka Gabiley
September 12, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Maamulka iyo masuuliyiinta gobolka Gabiley ayaa waxa ay maanta dhagax dhigeen dhismaha wadooyin cusub oo laga hir gelin doono gudaha magaalada Gabiley.

Sidoo kale waxa ay maamulka gobolka Gabiley ay kormeereen dhismayaal wadooyin cusub ah oo laga hir gelinayo degmada Arabsiyo ee gobolka Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS