Dekedii Berbera oo Sadex Meelood Ka Duntay iyo Shaqaalaha Dekeda oo Ka Hadley
September 29, 2018 - Written by Reporter:
Berbera (WJN)- Qaar ka mid ah shaqaalaha dekada Berbera ayaa waxaa ay ka hadleen Burbur xoogan oo ku yimi Dekeda Berbera iyagoo sheegay in dekadu ay saddex meelood ka duntey culeys-ka Koontiirada awgeed.