|
|||||
WAJAALE NEWS
“Dawlada Sucuudigu Waxay Garawsatay Xidhiidhkii iyo Walaaltinimadii Naga Dhaxaysay”.Madaxweyne Ku-xigenka S/land
September 24, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Madaxweyne Ku-xigeenka jamuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici’’ oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibad jaaliyada Sucuudiga eek u dhaqan Somaliland ay ku xusayeen sanad guuradii 88aad ee ka soo wareegtay mudowgii boqortooyada Sucuudiga, ayaa waxa ka sheekeeyay xidhiidhka qotada dheer ee ka dhaxeeya Somaliland iyo Sucuudiga, Isagoo sheegay in dawlada Sucuudigu ay garawsatay xidhiidhkii iyo walaaltinimadii ka dhaxaysa Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wakiilka Dalka Ingiriiska Ufadhiya Somaliland Iy... Safiirka Somaliya Ufadhiya Kenya Oo Ka Baxay Shir Madaxwayne Uhuru Kenyata La Lahaa Wakiilada Ku Sug... Wasiirka Caafimaadka Dalka Uk Oo Farxad La Ilmeeyay, Xili Uu Sitoos Ah Udaawanayay Haween 90jir Oo L... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|