|
|||||
WAJAALE NEWS
Daraasad Laga Sameeyay Khasaarihii Ka Dhashay Duufaantii Ku Dhuftay Somaliland oo La Shaaciyay
September 3, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Hay’adda ka hortaga aafooyinka dabiiciga iyo kaydka raashinka ee Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday daraasad ay ka sameysay khasaarihii naf iyo maalba lahaa ee ay geysteen dabaylihii roobabka watay ee ku dhuftay xeebaha Somaliland bartamihii bishii May. Gudoomiyaha hay’addaasi Faysal Cali Sheekh ayaa faah-faahiyay khasaarahaasi baaxada uu leeyahay iyo sidii dadweynaha uu saameeyay wax loogu qaban lahaa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/pPFQGObFgUo
Related posts:Muj Cali Guray Oo Si Qotodheer Usharaxay Suurto Galnimada In la kala Qaado Labada Doorasho iyo Raad... Wasiirka Biyaha Jsl Oo Beeniyay In Hal Qof Haraad Ugu Geeriyooday Deegaanka Dhoqoshay, Xili Uu Hore ... Musharaxa Xisbiga Wadani Oo Dhambaal Hambalyo Meher U Diray Boqorka Good C/laahi Good Iyo Boqorada H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|