|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Xukuumada Waxaanu Kula Talinaynaa Ganacsatada Ha Ilaaliyo Oo Hala Kobciyo”Sheekh Aadansiira,
September 13, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray(Sheekh Aadansiiro) oo Maanta ka qaybgalay Aas Qaran Oo magaalada Hargaysa loogu sameeyay Marxuum Jaamac Nuur Xasan oo kamid odoyaashii doorka muhiim ka ah ka qaatay dib U xorayntii Somaliland laguna Aasay Xabaalaha Baqiic Ee Galbeedka Hargaysa. Sheekh Aadansiira ayaa ka hadlay taariikhdii Marxuum Jaamac Nuur iyo Sidoo kale shaqsiyaadkii ka qayb qaatay Iibinta dhulka xabaalaha oo lacag badani ku baxday, Dhanka kale Sheikh Aadansiira ayaa xukuumada ugu baaqay in ay ilaaliso ganacsatada dalka oo lasoo kobciyo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Dood Xasaasiya Oo Ku Saabtay Arinta Saami Qaybsiga Oo Idaacada Bbcdu Uqabatay Xildhibaano Katirsan ... Saldhiga Ciidamada Mareykanku Ku Leeyihiin Jabuuti Oo La Geliyay Xaalad Caafimaad Oo Deg Deg Ah. Reer Gabiley Oo Meel Adag Ka Istaagay Cunsuriyad lagula Kacay Gudoomiyaha Cusub Ee Komishanka Marwo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|