|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeedhay Raysal-wasaaraha Somaliya.
September 22, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Wasiirka wasaarada arimaha dibada somaliland sacad cali shira ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeeshay raysalwasaare kuxigeenka somaliya oo isagu sheegay in madaxda somaliland iyo kuwa somaliya iswaydaarsan karaan safaro ay ku kala tagaan muqdisho iyo hargaysa Sidoo kale wasiir sacad ayaa sheegay in somaliland beesha caalamka u gudbinayso dacwad a dhan ah maamulka somaliya puthland oo mudooyinkii udanbeeyay waday daan daansi iyo faro galin ay ku sameeyeen gudaha somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Boqor Bad Madaw Oo Fariin Adag U Diray Beesha Madaxwayne Silaanyo“Beesha Bariga Burco Ninka Si... Mayarka Caasimadda Ayaa Ka Warbixiyay Boqolaal Qoysas Oo Laga Rarayo Xeradda Birjeex, iyo Dhul Lagu... “Muuse Cidla Talisa Oo Ku Dhiirataana Majirto, Isna Talo Mahayo, Taladana Ma Qaato Oo Maamulkiisay K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|