Daawo: Xilka Qaadistii Maayarka Boorama iyo Qaabkii Loo Doortay Maayarka Cusub | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Xilka Qaadistii Maayarka Boorama iyo Qaabkii Loo Doortay Maayarka Cusub
September 29, 2018 - Written by Reporter:

Borama (WJN) Maayarkii Magaalada Boorama oo ay maanta xildhibaanada golaha deegaanka Boorama ka qaadeen xilkii maayarnimo Maxamed Xuseen Maydhane ayaa Waxaa ay xilidhibaanada golahaasi ay maayar cusub u doorteen Saleebaan Xasan Xadi oo hore u ahaa Maayarka Magaalada Boorama.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/pJEWolXU9j4

 

COMMENTS
LINKS