DAAWO; Xildhibaan Qabile Oo Xukuumada Ku Dhaliilay In Ay ka Gaabisay Waxka Qabashada Dagaalka Beelaha Gobolka Sool.
September 11, 2018 - Written by Editor:
Hargaysa(W,N) xildhibaan maxamed faarax qabile oo kamida golaha wakiilada somaliland ayaa xukuumada muuse biixi ku dhaliilay waxka qabashada dagaalka beelaha walalaha ku dhexmaray koonfurta gobolka sool oo khasaare nafeed sobobay.