|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Wasiirka Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Jsl Oo Faah faahin Ka Bixisay Qodobada ka Soo Baxay Shirwaynihii Shaqo Abuurka Dhalinyarada ,
September 3, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada shaqo galinta iyo Arimaha Bulshada Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Ayaa Faah faahin ka bixisay qodobada kasoo baxay shirwaynaha shaqo abuurka dhalinyarada Somaliland oo mudo Sedex cisho ah ka socday Magaalada Hargaysa, Sidoo kale waxaa iyana dhinacooda ka hadlay qodobada kasoo baxay shirkan gudoomiyaha Dalada Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Dad Wayanaha Ku Dhaqan Maqaaxida Inanta Ee Magaalada Hargaysa Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Wa... Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Wasaarada Arrimaha Gudaha. DAAWO;Mulkiilaha Telefishanka Horn Cable Tv Oo Ka Waramay Qaabkii Ay Ciidamadu ugu soo dhaceen Iyo F... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|