|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo ka Hadlay Dagaal laba Beelood Ku Dhexmartay koonfurta laascaanood Iyo Fariinta Uu Udiray Beelaha Dirirtu Dhexmartay,
September 6, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin axmed ayaa ka hadlay dagaal maanta laba beelood ku dhexmaray koonfurta magaalada laascanood ee gobolka sool Wasiirka arimaha gudaha ayaa fariin culus udiray beelaha dirirtu dhexmartay ciidamadana kala duwan ku amray in ay talaabo ka qaadaan ciskasta oo fidno hurinaysa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xisbiga UCID Oo Beeniyay War sheegay In Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Yahay Musharax Madaxtini... Daawo: “Xukuumadu Waxay Ku Tashatay Wakhtiga Doorashada Ka Hadhay Inay Iibiso Waxay Iiibin Karto”.Xi... Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Masuuliyada Dagaalka Laascanood Dusha Usaaray Madaxwayne Biixi,... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|