DAAWO; Warbixin Waa Sidee Isku socodka Xuduuda Somaliland Iyo Itoobiya Ee Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Warbixin Waa Sidee Isku socodka Xuduuda Somaliland Iyo Itoobiya Ee Wajaale.
September 7, 2018 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N) Tan Iyo Intii ka danbaysay khalalaasihii ka dhacay dawlad deegaanka somalida etoobiya gaar ahaan magaalada jig jiga ayaa waxaa maalinba maalinta ka danbaysa isasoo taraya deganaanshaha deegaanka

Sidoo kale waxaa si wagaansan u bilowday iskusocodka xuduuda udhexaysa Itoobiya Iyo Somaliland ee Tog wajaale taasi oo xiliagan aad ka dareemayso isdhexgalka bulshada oo sidii hore ka fiican

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS