Daawo: Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Guddoomiye Cirro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Guddoomiye Cirro
September 4, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo goor dhawayd waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Telefiishanka BBC SOMALI ayaa waxa uu kaga hadley arrimo door ah oo ay ka mid yihiin kulamo uu la qaatay masuuliyiinta ugu saraysay dalka Itoobiya iyo in ay isbedel ku samayn doonaan xisbiga Waddani.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka waraysiga

 

COMMENTS
LINKS