|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waraysi Luuqada Carabiga Ah Oo lala Yeeshay Wasiirka Isgaadhsiinta & Technolajiyada Jsl Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu kaga Hadlay,
September 11, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technoolajiyada Somaliland DR Cabdiwali Suufi Jibriil ayaa waraysi uu siiyay Televisionka qaranka somaliland qaybtiisa afka carabi wuxu kaga hadlay arimo door ah iyo cilaaqaadka somaliland iyo wadamada carabta Sidoo kale wasiirka isgaadhsiinta ayaa wax laga waydiiyay Waxyaabaha uga qorshaysan horumarinta technoolajiyada Halkan ka Daawo Muuqaalka Waraysiga Oo Afka Carabiga ah; https://youtu.be/2aIC18jz2U0
Related posts:Lughaya: Mid Kamida Laba Beelood oo Uu Ka Dhaxeeyo Khilaaf Dhinaca Beerashada Dhulka oo Xukuumada Ba... Xubno ka mid ah xildhibanada Baarlamaanka Somaliland iyo kuwa dalka Uganda Oo Kulan Layeeshay Shirg... Madaxwaynaha Jamuuriyada Somalilad Oo Soo Saaray XEER MADAXWEYNE Oo Sumadiisu Tahay JSL/M/XERM/249-... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|