DAAWO; Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Xukuumada Ku Dhaliilay In Ka Gaabisay Waxka Qabashada Arinta Taliye Caare.
September 10, 2018 - Written by Editor:
Hargaysa(W,N) siyaasi cabdilaahi jawaano oo kamida siyaasiyiinta somaliland ayaa xukuumada ku dhaliilay in ay ka gaabisay waxka qabashada arinta taliye caare isagoo sheegay in xukuumadu ka reebtay nabadayntii ceelf afwayn