|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Muuqaalka Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Jaamac Nuur Xasan.
September 13, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa Aas Qaran loogu sameeyay Alleh ha,unaxariistee Marxuum Jaamac Nuur Xasan oo shalay Galinkii danbe ku geeriyooday Cisbitaalka Hargaysa marxuumka ayaa kamid ahaa odayaashii doorka muhiimka ah kasoo qaday dib u xorayntii somaliland iyo dib udhiskii dalka , Waxaana kasoo qabgalay madaxda dalka oo uu horkacayo Madaxwaynaha somaliland ,golaha guurtida ,wakiilada culimo awdiin iyo kumanaan kamida bulshada reer somaliland kuwaasi oo dhamaan kasheekeeyay taariikh nololeedkii marxuum jaamac nuur. HALKAN KA DAAWO MUQAALKA WARKAN; Related posts:Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Kormeeray Dugsiyada Magaalada Gabiley Ee Uu ka Socdo I... DAAWO;-Maamulka Degmada Wajaale Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Sobobtay Ay Uxidh Xidheen Sariflayaasha Ma... DAAWO;Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Somalida Itoobiya Iyo Wafti Uu Hogaaminay Oo Gaadhay Magaalada ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|