|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Muuqaalka Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Jaamac Nuur Xasan.
September 13, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa Aas Qaran loogu sameeyay Alleh ha,unaxariistee Marxuum Jaamac Nuur Xasan oo shalay Galinkii danbe ku geeriyooday Cisbitaalka Hargaysa marxuumka ayaa kamid ahaa odayaashii doorka muhiimka ah kasoo qaday dib u xorayntii somaliland iyo dib udhiskii dalka , Waxaana kasoo qabgalay madaxda dalka oo uu horkacayo Madaxwaynaha somaliland ,golaha guurtida ,wakiilada culimo awdiin iyo kumanaan kamida bulshada reer somaliland kuwaasi oo dhamaan kasheekeeyay taariikh nololeedkii marxuum jaamac nuur. HALKAN KA DAAWO MUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO Dhacdo Cajiib Ah; Geel La Dhacay 33 Sano Ka Hor Oo Loo Soo Celiyay Dadkii Lahaa Iyo Weedhihii ... DAAWO;-Xildhibaan Siciid Cilmi Oo Markale Fagaare Raali Galin Kaga Bixiyay Hadal Si Qarsoodiya Looga... Wakiilkii Midowga Afrika Usoo Magacaabay Dhexdhaxaadinta Doorashada Soomaaliya Oo Xilkii Iska Casila... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|