Daawo: Mudaharaad Rabshado Wata oo Ka Dhacay Magaalada Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Mudaharaad Rabshado Wata oo Ka Dhacay Magaalada Berbera
September 14, 2018 - Written by Reporter:

Berbera (WJN)- Mudaharaad xoogan oo rabshado wata ayaa waxa uu gelinkii danbe ee maanta uu ka dhacay magaalada Berbera.

Dadwayne Gadoodsan oo isugu soo baxay afaafka hore ee Cisbitaalka magaalada Berbera ayaa waxa ay ka mudaharaadeen dhimashada Taliyihii degmada Abdaal Cabdule Cabdi Dhimbiil oo sida la sheegay ku dhintay shil gaadhi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/W0A_TtU37e8

 

COMMENTS
LINKS