|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Hordhaca Showga farxiya fiska Iyo Habeenka Hargeisa, Goobta+Qiimaha.
September 30, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) fanaanada farxiya Axmed Cadaawe “farxiya fiska” Oo dhawaanahan ku Sugnayd Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa Show xiiso badan ku qaban doonta magaalada Hargaysa kaasi oo ay ku Weheliyaan fanaaniinta Xidigaha Geeska iyo kuwo kale Oo Badani. Bandhig faneedkan FISKA Iyo habeenka Hargaysa Ayaa 4bisha Ka Dhici Doono Huteelka Guuleed. HALKAN KAGA BOGO HORDHACA HEESAHA CUSUB EE HABEENKA HARGAYSA IYO FADXIYA FISKA + QIIMAHA LAGU GALI DOONO; https://youtu.be/kKr3q2LSNmc Related posts:“Waxa Nagu Soo Duuley Daaroodkii Kenya, Kii Calanka Buluuga Ah Sitay iyo Kii Ethiopia, Kaayagiina Wu... Dawlada Maraykanka Oo Cuna-qabatayn Ku soo Rogtay Qaar ka mida Madaxda Boqortooyada Sucuudiga. "Sida Iiraan iyo Sucuudigu U Kala Duwan Yihiin Ayay Somaliland iyo Soomaaliya U Kala Duwan Yihiin”.M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|