Daawo:- Guddomiyaha Jaamacada Burco Oo Ka Hadlay Warsaxaafadeedkii Ka Soo Baxay Madaxtooyada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:- Guddomiyaha Jaamacada Burco Oo Ka Hadlay Warsaxaafadeedkii Ka Soo Baxay Madaxtooyada Somaliland
September 7, 2018 - Written by Editor:

Burco(W.N):-Guddomiyaha Jaamacada Burco Pro. Saleebaan Cabdi Dirir ayaa ka hadlay sidda uu u arko warsaxaafadeedkii ka soo baxay xalato madaxtooyada Somaliland oo lagaga hadlayay sababta Madaxwaynaha Somaliland ugu qayb gali waayay qalin jabinta jaamacada Burco waxaanu Guddoomiyaha ka marag kacay in aanay ogaysiin Madaxwaynaha una sheegeen oo kaliya wasiiradda Waxbarashadda….

Halkan ka Daawo:-

COMMENTS
LINKS