|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dadwaynaha Magaalada Berbera Oo Iskugu Soo Baxay Mudaharaad Ay ku Diidan Yihiin Cadaalad Daro lagula Kacay Qoyskii Marxuum Cigaal.
September 22, 2018 - Written by Editor:Mudaharaad Lagaga Soo Horjeedo Cadaalad Daro Lagula Kacay Qoyskii Marxuum Cigaal Oo Ka Dhacay Magaalada Berbera. Berbera(W,N)Dadwaynaha ku dhaqan magaalada berbera ee gobolka saaxil ayaa maanta iskugu soo baxay mudoharaad ay kaga soo horjeedaan cadaalad darada lagu hayo qoyskii marxuum maxamed xaaji ibraahim cigaal oo dhul ay berbera ku lahaayeen xoog lagaga qaadayo Halkan Ka Daawo Muuqaalka Mudoharaadka Berbera; Related posts:DAAWO;-Agaasimaha Wasaarada Cafimaadka Oo Ka Hadlay Iscasilada Iskuduwihii Wasaarada Caafimaadka Ee ... Maareeyaha Hayada Duulista Iyo Madaarada Jsl Oo Magacaabis Iyo Isku Bedelkii Ugu Balaadhan Ku Sameey... Safiirkii Dalka Shiinaha Ufadhiyay Israa’iil Oo Isagoo Mayd Ah Gurigiisa Laga Helay Iyo Xogaha Kasoo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|