|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dadwaynaha Idhanka Deerayahanka Ee Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Dugsi Waxbarasho.
September 16, 2018 - Written by Editor:Gabiley(W,N) Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Gabiley oo Ayaa ka qaybgalay dhagax dhiga fasalo lagu kordhinayo iskuulka deegaanka idhanka deerayahanka waxaana dhagax dhigan ku Weheliyay Boqor Muxumed Geele Seed iyo Aqoonyahana Deegaanka Idhanka Deerayahanka ka dhagax dhigay Dhismaha laba Fasal oo lagu kordhinayo Iskuulka Muj Daa,uud Daahir. Dhagax dhigan dhismahan Xarunta waxbarsho ayaa waxaa hadalo ka jeediyay Maamulka waxbarashada, Aqoonyahanka iyo Madaxdhaqameedka kale oo dhamaan fariin diray Qurba joogta, iyo Wasaarada Waxbarashada Dhismaha iskuulkan ayaa waxaa dhaqaalaha ku baxay iska soo Ururiyay dadka deegaanka. Kuwaasi oo maamulka dawlada Hoose Gabiley wasaarada waxbarshada ku dhaliilay in ay Hagradeen Deegaankan. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;
Related posts:Wasiirka Duulista Hawada Oo Baro Kiciyay Qoysas Duleedka Madaarka Deganaa In Ku Dhaw Qarni, Ciidan T... Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shacabka Caasimadda Hargeysa Kala qayb-galay Salaadda Ciidul-Fidriga Dhalinyarada GCC HANA-QAAD ayaa waxaa ay olole nadaafadeed ka sameeyeen qaybo ka mid ah xaafada Octo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|