|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dadwaynaha Idhanka Deerayahanka Ee Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Dugsi Waxbarasho.
September 16, 2018 - Written by Editor:Gabiley(W,N) Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Gabiley oo Ayaa ka qaybgalay dhagax dhiga fasalo lagu kordhinayo iskuulka deegaanka idhanka deerayahanka waxaana dhagax dhigan ku Weheliyay Boqor Muxumed Geele Seed iyo Aqoonyahana Deegaanka Idhanka Deerayahanka ka dhagax dhigay Dhismaha laba Fasal oo lagu kordhinayo Iskuulka Muj Daa,uud Daahir. Dhagax dhigan dhismahan Xarunta waxbarsho ayaa waxaa hadalo ka jeediyay Maamulka waxbarashada, Aqoonyahanka iyo Madaxdhaqameedka kale oo dhamaan fariin diray Qurba joogta, iyo Wasaarada Waxbarashada Dhismaha iskuulkan ayaa waxaa dhaqaalaha ku baxay iska soo Ururiyay dadka deegaanka. Kuwaasi oo maamulka dawlada Hoose Gabiley wasaarada waxbarshada ku dhaliilay in ay Hagradeen Deegaankan. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;
Related posts:Maayarka Magaalada Gabiley Oo Dareen Celiyay Doorashada Uu Ku Guulaystay Iyo Fariinta Uu Udiray Taag... Wasiirkii Arimaha Dibada Dalka Britain oo Xilkii Iska Casilay, Sababta Kaliftay Is Casilaadiisa iyo ... DAAWO: Wasiirka Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare Oo Si Ramsi ah U Shaaciyay Inuu U Taagan yahay Mush... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|