DAAWO; Aqoonyahan Fu,aad Cali Caydiid Oo Soo Bandhigay Xadiga Musuq Maasuq Ee Ku kacay Maayarka Gabiley Iyo Xogo kale Oo Xasaasiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Aqoonyahan Fu,aad Cali Caydiid Oo Soo Bandhigay Xadiga Musuq Maasuq Ee Ku kacay Maayarka Gabiley Iyo Xogo kale Oo Xasaasiya.
September 7, 2018 - Written by Editor:

Gabiley(W,N) Aqoonyahan fu,aad Cali Caydiid oo kamida Bulshada Gobolka Gabiley ayaa  Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed Cumar Cabdi ku eedeeyay in uu kucay musuq maasuq Baahsan.

Sidoo kale Aqoonyahan fu,aad ayaa soo bandhigay Xadiga Musuq maasuq ee Uu maayarku ku kacay iyo Goobo Ganacsi oo uu furtay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/HGHIAWfbTNM

COMMENTS
LINKS