|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidamo La Wareegay Xaruntii Dawlada Hoose Ee Boorama iyo Xildhibaano Ka Hadley
September 24, 2018 - Written by Reporter:Borama (WJN)- Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Boorama oo maanta shir jaraa,id isugu yimi ayaa waxa ay sheegeen in xaruntii dawlada hoose ee Boorama ay gabi ahaanba ay la wareegeen Ciidamo Boolis ahi, Iyagoo fariin adag u diray Xukuumada. Sidoo kale Xildhibaanada golaha deegaanka Boorama ayaa waxa ay si adag ganafka ugu dhufteen mooshin ay qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanku ka keeneen Maayarka gobolka Awdal oo ay sheegeen in uu soo qaban qaban qaabiyay badhasaabka gobolku.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Safiirka Shiinaha U Fadhiya Muqdisho Oo Kordhiyey Farriimaha Adag Ee Uu Warbaahinta U Mariyo Taiwan ... Maamulka Gobolka Gabiley Oo Dhalinyarada Ugu Baaqay In Ay Ka Qayb Galaan Waji Labaad Ee Barnaamijka ... Madaxweynaha JSL Oo Ka Hadlay Xaaladda Xanuunka COVID-19 Ee Gudaha Somaliland, ficilada Ka Dhashay J... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|