Hargeysa (WJN)- Waxaa maanta laga qaaday xarunta Wargeyska Haatuf dhamaan Ciidamadii ku sugnaa halkaasi, Waxaana arintan shaaciyay ku simaha gudoomiyaha gobolka Maroodi Jeex, Taliyaha Saldhiga Dhexe ee Hargeysa iyo gudoomiyaha Wargeyska Haatuf.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/Qyf6eKVIiL8