Cabdikariin Qalbi-dhagax oo Ka Jawaabay Gawaadhi Lagu Eedeeyay Inuu Ka Gubay Dad Shacaba oo Reer Somaliland Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cabdikariin Qalbi-dhagax oo Ka Jawaabay Gawaadhi Lagu Eedeeyay Inuu Ka Gubay Dad Shacaba oo Reer Somaliland Ah
September 29, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo maalmihii u danbeeyay safar ku joogay magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu  faah-faahiyey ujeedada safarro uu ku marayo meelo ka mid ah dhulka Soomaalidu degto oo aanay magaalada Muqdisho ku jirin.

Sidoo kale Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax ayaa waxa uu beeniyay gawaadhi lagu eedeeyay inuu ka gubay dad shacaba oo reer Somaliland ah mudadii uu ku jiray jabhadda ONLF.

 

Halkan hoose ka dhagayso Warsi lala yeeshay Qalbi-dhagax

COMMENTS
LINKS