|
|||||
WAJAALE NEWS
Caanaha samayska ah oo kusoo badanaya suuqyada ganacsi ee dalkeena
September 3, 2018 - Written by Reporter:Waa in dawlada dalku si fiican ula socdaan caanaha cuntooyinka food stuf ration sharaabka daawoyinka dalka dibada uga yimaada si loola socdo hubinta isticmaal ee badeecadahaas dekadaha suuqyada ganacsi. Maxaa caanaha loogu soo qori waayey magaca ganacsiga company caanaha ee had iyo goor loogu soo qoraa magacyada haweenka soomaalida jawaabtu waxay u egtahay kalsooni la an company caanaha soo saaray oo aan lahayn shuruuc company caalamiya oo si fiican looga ogyahay suuqyada ganacsiga caalamka ta kale waxay noqon kartaa suuq galin ganacsi oo laga raadinaayo haweenka qoysaska oo ka masuul ah daryeelka caruurta qoyska iyo quudintooda dhalaanka si iib fiican loogu helo caanahaas. Caanaha hada dalka yimaada oo aad u badan ganacsigooda hadana inta badan caanaha saxa waxa ay ka yimaadan dalalka imaaradka oo booyado aad u waawayn ay ka keenan dalka newseland holand etc dalalka imaaradka ayaa dib loogu soo qasacadeeya inkasta oo caano badan oo aan lahayn la socod tixraac caafimaad laga keeno dalka chine caanahas oo inta badan ah copy madaama aanu dalkeenu lahayn qalabkii lagula soconaayey noocyada badeecada kasoo degaya dekedaha dalka ama airport.
WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|