Boqolaal Qoys oo Degan Xaafada Sheedaha Ee Hargeysa oo Cabasho Ka Muujiyay Dhulkoodii oo Ay Maxkamadu U Xukuntay Shaqsi In Looga Raro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boqolaal Qoys oo Degan Xaafada Sheedaha Ee Hargeysa oo Cabasho Ka Muujiyay Dhulkoodii oo Ay Maxkamadu U Xukuntay Shaqsi In Looga Raro
September 4, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Boqolaal qoys oo ka mid ah dadweynaha degan xaafada Sheedaha ee magaalada Hargeysa ayaa waxa ay cabasho xoogan ay ka muujiyeen dhulkoodii oo ay Maxamada sare u xukuntay shaqsi ay Madaxweyanaha isku dhow yihiin.

Qoysaskan ayaa waxa ay sheegeen in ay haystaan sharciyadii kala duwanaa ee ay ku iibsadeen dhulkoodan, dadweynahan ayaa waxa kale oo ay fariin cabasho ah ay u direen xukuumada Somaliland iyo Wasaarada arrimaha gudaha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS