Baanka Dhexe Ee Somaliland oo War Ka Soo Saaray Xaaladda Dhaqaale Dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Baanka Dhexe Ee Somaliland oo War Ka Soo Saaray Xaaladda Dhaqaale Dalka
September 30, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- War-saxaafadeed uu soo saaray Baanka dhexe ee Somaliland islamarkaana uu ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Baankaasi Cali Ibraaahim Jaamac “Baqdaadi” ayaa waxa uu kaga Hadley sadex qodob oo kala ah xaalada guud ee dhaqaalaha Dalka, Halka uu marayo qiimaha shilinka Somaliland iyo heerka sixir barar ee dalka ka jira.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS