Aqoonyahan Maxamed Xaaji Maxamuud oo Si Qoto Dheer U Sharaxay Heshiiska Itoobiya, Eritrea iyo Somaliya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aqoonyahan Maxamed Xaaji Maxamuud oo Si Qoto Dheer U Sharaxay Heshiiska Itoobiya, Eritrea iyo Somaliya
September 6, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Aqoonyahan Maxamed Xaaji Maxamuud oo falaanqeeya arrimaha siyaasada si dhowna ula socda xaaladaha Geeska Afrika, ayaa waxa uu si qoto dheer hadley isbedelada ka dhalan kara kulanka magaalada Asmara ku dhexmaraya hogaamiyeyaasha wadamada Itoobiya, Eritrea iyo Somaliya.

Sidoo kale Aqoonyahan Maxamed Xaaji Maxamuud ayaa waxaa kale oo uu si qoto dheer u sharaxay heshiisyada dhex maray Hogaamiyeyaasha sadexda dal.

COMMENTS
LINKS