|
|||||
WAJAALE NEWS
Abwaan Laabsaalax oo Ka Dayriyey Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin Dugsiyada Dawladu Maamusho, Fariin Adagna U Direy Xukuumada
September 23, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul “Laabsaalax” ayaa waxaa uu ka dayriyay xaalada dhabta ah ee ay ku sugan yihiin Dugsiyada ay dawladu Maamusho iyo waliba ardeyda danyarta ah ee Dhigata. Abwaan Laabsaalax ayaa waxaa uu sheegay in dugsiyada Gaarka loo leeyahay ay baabiyeen kuwii dawlada oo macalimiintii ugu tayada Wacneyd ay ka kaxeysteen waxaana uu xukuumada iyo wasaarada Waxbarashada ugu baaqay in ay arintaasi si deg deg ah wax uga qabtaan. Sidoo kale Abwaan Laabsaalax ayaa waxaa uu wasarada waxbarashada ugu baaqay in deeqda waxbarasho ee ay Itoobiya ka heshay ay siiso oo kaliya Ardeydii danyarta aheyd ee ka baxdey Dusgiyada Dawlada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/4OWS1tTgIpI Related posts:DAAWO;-Gudida Qaban Qaabada Aaska Marxuum Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Oo Shaaciyay Wakhtiga Iyo Goob... Daawo ;Madaxwaynaha Somaliland Oo Ka Qayb Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Marxuum Gacmo Dheere. “Hargeysa Heeso Madax Looguma Noqon Karo, Ee Waxaa Madax Loogu Noqon karaa Karti, Hufnaan, Daacadnim... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|