Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashey Is-casiladii Madaxweynihii DDSI iyo Aragtida Ay Ka Qabto Madaxweynaha Cusub | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashey Is-casiladii Madaxweynihii DDSI iyo Aragtida Ay Ka Qabto Madaxweynaha Cusub
August 7, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka Wasaarada arimaha dibada Somalilad dr. Sacad Cali Shire oo maanta xafiiskiisa warbaahinta kula Hadlayay, ayaa waxaa uu ka Hadley iscasiladii uu shalay ku dhawaaqay madaxweynihii dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamud Cumar iyo aragtida ay Xukuumad ahaan ka qabto Madaxweynaha Cusub.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/a_VPHVrMRTk

COMMENTS
LINKS