Xukuumada Somaliland Oo Dawlada Fadaraalka Itoobiya Ku Wareejisay 14 Gaadhi Oo Lagala Soo Baxsaday DDSI.SAWIRO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Dawlada Fadaraalka Itoobiya Ku Wareejisay 14 Gaadhi Oo Lagala Soo Baxsaday DDSI.SAWIRO
August 26, 2018 - Written by Editor:

Tog Wajaale(W,N) Wasiir kuxigeenka Wasaarada Arimaha gudaha , Taliye kuxigeenka ciidanka booliska iyo maamulka gobolka gabileyo ayaa magaalada XuduudeedaTog Wajaale gaadhsiiyay gadiid kala duwan oo mudadii dawlad deegaanka somalida etoobiya ay ka jirtay xaalada qalalaasuhu lagala soo gudbay xadka labada dal,

GADIID 3

GADIID 2

Xukuumada somaliland ayaa gadiidka iyo agab kale ku wareejisay masuuliyiin ka socday dawlada fadaraalka etobiya kuwaasi oo uu kamid ahaa safiirka itoobiya ufadhiya somaliland .

GADIID 1

Gadiidkan ayaa tiradoodu ahayd 14gaadhi oo kala ayna ku jiraan kuwii madaxtooyada DDSI.

WIXII FAAH FAAHIN KALA SOCO WAJAALENEWS

COMMENTS
LINKS