Xoolihii Ugu Tirada Badnaa Abid oo Ka Dhoofaya Dekeda Barbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xoolihii Ugu Tirada Badnaa Abid oo Ka Dhoofaya Dekeda Barbera
August 7, 2018 - Written by Reporter:

Berbera (WJN)- Xoolihii ugu tirada badan abid oo ku dhow hal milyan iyo badh neef ayaa ka dhoofaya dekedda magaalada Berbera, iyadoo loo iib geenayo Sacuudi Arabiya.

Xoolaha Soomalida oo dhowaan loo furay sayladda ugu weyn ee Sacuudiga oo sannadihii hore xayiraadii saarneyd ayaa haatan waxaa dhoofka xooluhu kusoo kordhiyay guud ahaan nolosha dadweynaha miyi iyo magaaloba dhaqdhaqaaq ganacsi oo dad badanina shaqo ka heleen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS