Hargeysa (WJN)- Wasiirkii hore ee wasaarada Macdanta Somaliland ee Xukuumadii Siilaanyo, Xuseen Cabdi Ducaale ayaa waxaa uu iska fogeeyay eedo musuq-maasuq oo lala xidhiidhiyay intii uu xilka hayay oo ahaa in uu ku takrifalay hantida umada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/6nlyqnZcmJE