|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Ka Hadlay Xeerka Saxaafada Somaliland Ee Xukuumadu Wado Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya.
August 1, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada warfaafinta iyo dhaqanka Somaliland Cabdiraxmaan Guri barwaaqo ayaa ka hadlay xeerka saxaafada somaliland ee xukuumadu ay wado muhiimada uu leeyahay isagoo hore uu ujiray xeer hore Sidoo kale Wasiir Guri Barwaaqo ayaa shaaciyay in ay ka wasaarad ahaanw Wadaan xeerka kale oo muhiim ah Shaqaalaha iyo sidii looga gudbi lahaa habkan qabyaaladaysan ee lagu raadiyo shaqada Somaliland. HALKAN KA DAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Amisom Oo Sheegtay In Baadhitaano Ku Samaynayso Dad Ciidamadeedu Ku Laayeen Gobolka Shabeelaha Hoo... Kuxigeenka Ergayga Qaramada Midoobay Uqaabilsan Somaliya Oo Warbixin Golaha Amaanka Uu Siiyay Ku Ama... “Waxaan Leeyahay Intii Codka Na Siisay Waad Mahadsan Tihiin, Intii Naga Cararteyna Waanu U Baryo Tag... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|