|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Ka Hadlay Xeerka Saxaafada Somaliland Ee Xukuumadu Wado Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya.
August 1, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada warfaafinta iyo dhaqanka Somaliland Cabdiraxmaan Guri barwaaqo ayaa ka hadlay xeerka saxaafada somaliland ee xukuumadu ay wado muhiimada uu leeyahay isagoo hore uu ujiray xeer hore Sidoo kale Wasiir Guri Barwaaqo ayaa shaaciyay in ay ka wasaarad ahaanw Wadaan xeerka kale oo muhiim ah Shaqaalaha iyo sidii looga gudbi lahaa habkan qabyaaladaysan ee lagu raadiyo shaqada Somaliland. HALKAN KA DAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Xukuumada Oo Xuduudka Ku Hor Istaagtay Ugaaska Beelaha Samaroon Iyo Rabshado Dhaawac Sobobay Oo ka ... "Waftigii Xamar Ka Yimi Ee Laascanood Uyimid Waxba Ka Bedeli Maayaan Xuduudaha Somaliland, Riwaayadd... Shirweynihii Caalamgi Ahaa Ee Daraasaadka Soomaalida oo Lagu Soo Gabgabeeyay Jaamacada Hargeysa COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|