Wasiirka Warfaafinta DDSI Oo ka Hadlay Xaaladihii Ugu Danbeeyay Ee Magaalada Jig Jiga Iyo Halka Uu Ku Sugan Yahay Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta DDSI Oo ka Hadlay Xaaladihii Ugu Danbeeyay Ee Magaalada Jig Jiga Iyo Halka Uu Ku Sugan Yahay Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar.
August 4, 2018 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N) Wasiirka warfaafinta dawlad deegaanka somalida itoobiya ayaa ka warbixiyay Wararkii ugu danbeeyay magaalada Jigjiga iyo khsaaraha ka dhashay iska hor imaadkii shacabka jig jiga iyo ciidamada fadaraalka itoobiya  waxaanu  sheegayaan in Ugu yaraan inta la ogyahay toban qof ay ku dhinteen iska hor imaadkan

Sidoo kale  guud ahaan magaalada Jig jiga ayaa  laga jaray adeegyadii kala duwaan ee telefonada , Biyaha iyo Ladhka.

Wasiirka warfaafinta ee dowladda deegaanka Soomaalida itoobiya Idiriis Ismaaciil Cabdi oo wareysi gaar ah siiyay BBC ayaa faah faahin ka bixiyay sida ay wax udhaceen iyo sidoo kale halka uu ku sugan yahay madaxwaynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar iyo xaaladiisa

HALKAN KAGA BOGO WARAYSIGA WASIIRKA WARFAAFINTA DDSI OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS