Hargeysa (WJN)- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo maalmihii u danbeeyay hawlo shaqo ku joogay dalka Jabuuti ayaa waxa uu maanta dib ugu soo laabtay Dalka, Isagoo ka warbixiyay kulamo uu la qaatay masuuliyiinta ugu sareeya Jabuuti.
Halkan hoose ka daaawo muuqaalka