Wasaarada Waxbarashada Somaliland oo Daah-furtay Mashruuca Horumarinta Caruurta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Waxbarashada Somaliland oo Daah-furtay Mashruuca Horumarinta Caruurta
August 15, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasaarada Waxbarshada Somaliland ayaa waxa ay maanta daah-furtay mashruuca horumarinta Caruurta oo ay Somaliland sanadkan nasiib u heshay in Caruurteeda waxlagu baro dalka.

Munaasibadan oo ka qabsoontay xarunta Wasaarada waxbarshada ayaa waxaa ka soo qayb galay Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Waxbarshada iyo Hay”addaha Caalamiga ah ee wada shaqaynta la leh wasaarada.

Agaasimaha guud ee Wasaarada waxbarshada Maxamed Faarax Xareed ayaa ugu horayn sharaxay mashruucan iyo waxa uu ka taridoono Caruurta dalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS