Wasaarada Cadaaladda Jsl Oo Magaalada Gabiley Ku Qabatay kulan lagaga Hadlayay Sidii Loo Maarayn Lahaa Caruurta Sharciga Khilaafta. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Cadaaladda Jsl Oo Magaalada Gabiley Ku Qabatay kulan lagaga Hadlayay Sidii Loo Maarayn Lahaa Caruurta Sharciga Khilaafta.
August 27, 2018 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Wasaarada Cadaaladda Jsl Ayaa  Magaalada Gabiley Kuan u Qabatay bahda calaada iyo ururada la shaqeeya  kulankan ayaa  lagaga Hadlayay  Sidii Loo Maarayn Lahaa Caruurta Sharciga Khilaafta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS