War Deg Deg Ah; Madaxwyanaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo Magacaabay Xilal Cusub! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah; Madaxwyanaha Ismaamulka Somalida Itoobiya Oo Magacaabay Xilal Cusub!
August 28, 2018 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N) Madaxweynaha deegaanka soomaalida Mustafe Cumar ayaa magacaabay xubno kamid ah xukuumaddiisa iyo taliyeyaasha ciidamada;

1- Mudane Khadar Jirde( Wasiirka Madaxtooyada)

2- Mudane Garaad Cumar Dool Xirsi (Maayorka Magaalada Jigjiga)

3- Maxamed Cabdi Mawsar (Taliyaha guud ee ciidamada Liyuu booliska)

4- Korneyl Cabdikariin ( kuxigeenka ciidamada Liyuu booliska)

5- Korneyl Sheekh Mukhtaar (Madaxa Sirdoonka)

6- Korneyl Cabdikariin Muuse  (Taliyaha ciidamada Asluubta)

7- General Maxamed yare ( komishinerka komishinka booliska)

8- Maxamed Cabdi Guray (Kuxigeenka Komishinka.)

 

WIXIII KASOO KORDHA KALA SOCO WAJAALENEWS,NET

COMMENTS
LINKS