Hargeysa (WJN)- Gudoomiyihii gudida dabagalka iyo ilaalinta hantida qaran ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Naasir Cali Shire oo uu goordhwayd xilka ka qaaday Gudoomiye Baashe ayaa waxa uu hada ka hadlay xilka qaadista lagu sameeyay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
WARIYE: XAMSE JIRDE
WAJAALENEWS.NET
HARGEYSA OFFICE