|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Itoobiya oo Gaadhay Dalka Jabuuti
August 13, 2018 - Written by Reporter:Djibouti (WJN)- Wafti balaadhan oo ka socda dowladda Itoobiya ayaa waxa ay maanta gaadheen dalka Jabuuti. Waftigan ayaa waxa ay wasiirka arimaha dibedda ee dalka Jabuuti ay kala hadleen xaaladaha qurba joogta Itoobiyaanka ah ee halkaa ku nool halkaasi iyo sidii loo sugi lahaa ammaankooda. Arrintan ayaa kusoo beegmaysa ka dib markii dhawaan rabshadihii ka dhacay magaalada Dhirdhaba ee dalka Itoobiya ay ku dhinteen dad Jabuutiyaan ah, taasoo dhalisay cabsi ah in aargoorsi lagula kaco dadka Itoobiyaanka ah ee ku sugan waddanka Jabuuti.
Related posts:“Maanta Somaliland Mushkilad Muuse Biixi Ka Wayni Mahaysato, Waana In Aynu Ka Badbaadinaa”Gudoomiye ... Shirkda Telesom Oo Ka Hadashay Cabashada Dad Ku Eedeeyay In Ay Dhul Ka Qaaday, Sheegtayna In Aanay W... Daawo:Boqor Raabi Oo Bulshada Iyo Xisbiga Wadani Kula Taliyay In La Iska Dhaafo Kalmada Mujaahid Oo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|