|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdiqadir Cali Obsiiye oo xukuumada ku amaanay soo afjarida colaadii ka taagnayd deegaanka Ceel Afwayn
August 4, 2018 - Written by Wariye:Hargaysa(WJN):-Siyaasi Cabdiqadir Cali Obsiiye oo warbaahinta la hadlayay maanta ayaa xukuumada ugu hambeyeey sidii ay u soo afjartay colaadii ceel afwayn isla markaana wax uu talooyin iyo waano u soo jeediyay labada beelood ee deegaankasi ku dagaalamay. waxan uu sheegay in uu aad ugu mahad celinayo cid kasta oo ka qayb qaadatay soo afjarida colaada mudada dheer ka taagnayd deegaanka ceel afwayn siyaasiga oo hadalkiisa sii wata ayaa is dul istaagay oo ka warbixiyay khilaafka soo kala dhaxgalay dowladaha soomaaliya iyo D Jibouti oo maalmihii ugu dambeeyay hadalo cadho ka muuqato hawada isku marinayay .
Hargaysa Office Wajaalenews.net Wariye Abdiqadir Habbane
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|