|
|||||
WAJAALE NEWS
Siddee Biyo Ku Filan Ay Hargaysa Ku Heli Kartaa?
August 9, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay la deris noqotay Xaaladda Biyo-yaraaneed, iyada oo ah magaalada Dadka ugu badani ay ku dhaqan yihiin guud ahaan dalka Somaliland, isla markaana sannadba sannadka ka dambeeya ay Tirada Dadku badanayaan, Magaaladuna sii ballaadhanayso, sidoo kalena ay garab-socoto baahida Biyaha loo qabo oo iyaduna horu-socodkaas garab-socota. Dhanka kale Cabdirisaaq Axmad Gaas oo ka tirsan guddiga wada mashruuca biya-gelinta Hargaysa ayaa ka hadlay sida ay magaalada Hargeysa u heli karto biyo ku filan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Shirkada DP World Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Uu Madaxweynaha Djibouti Ku Duray Maalgalinteeda Dekedda ... DAAWO;-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Fariin la Xidhiidha Diwaan Galinta Udiray Shacabka. War Deg Deg Ah:- Gudoomiye Cirro Iyo Xildhibaanada Mucaaridka Ah Oo Awood Ciidan Lagaga Hor Istaagay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|