“Qabiilku Waa Shariikad Khasaare Ah oo Aan Faa,ido Lahayn”.Ambasador Cawil | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Qabiilku Waa Shariikad Khasaare Ah oo Aan Faa,ido Lahayn”.Ambasador Cawil
August 2, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (WJN)-  Ambasador Xuseen Cali Ducaale “Cawil” ayaa dardaaran culus u jeediyay qaar ka mid ah dhalinyaro ka qalin jabisay dugsi ku yaala magaalada Ceerigaabo, Isagoo ku guubaabiyay in ay qabiilka ka fogaadaan oo uu qabiilku yahay Shiriikad khasaare leh oo aan faa,ido lahayn.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/LYvtUhYoQ9I

COMMENTS
LINKS