|
|||||
WAJAALE NEWS
Naasir Cali Shire oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Raali Gelinta Gudoomiyaha Wakiiladu Siiyay Shirkada Dahabshiil
August 17, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Gudoomiyaha Guddida ilaalinta iyo dabo Galka Hantida qaranka ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Naasir Cali Shire ayaa waxaa uu sharci daro ku tilmaamay raali galin uu gudoomiyaha golaha wakiiladu shirkada Dahabshiil ka siiyey war bixin ay guddidiisu soo saartey. Sidoo kale Gudoomiye Xil Naasir Cali Shire ayaa waxaa uu sheegay in ay soo gaadhayaan warar Sheegaya in xilka Gudoomiye-nimo ee guddida dabo galka Hantida qaranka Laga Qaadaayo.
Halkan hoose daawo muuqaalka Related posts:DAAWO: Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Burco Ee Xarunta... DAAWO;-Siyaasi Warancade Oo Ka Hadlay Libaaxyadiisi Baxsaday Oo Mid Lasoo Qabtay Iyo Kii Kale Oo Lag... Dibad Baxayaal Muslimiin Ah Oo Ka Cadhaysan Sheekh Imaam Ahaa Oo Xalay Toogasho Lagu Dilay Magaalada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|